Jowhar, Feb 20 2017-Cali Cabdulaahi Cosoble Madaxweynaha MaamulkaHir-shabelle ayaa goor dhow ku dhowaaqay golaha wasiirada dowladiisa iyadoo laga sugayay muddo saddex bilood ah.
Xubnaha wasiirada ee la magacaabay ayaa badankood waxa ay yihiin xildhibaanada Hir-shabelle waxana ay ka kooban yihiin 23 wasiir, 23 wasiir ku xigeen iyo 6 wasiiru Dowle.
AKHRISO
COMMENTS