AKHRISO-Taliska guud ee ciidanka Daraawiishta Puntland oo soo bandhigay mushaharka ka maqan.

Taliska Ciidanka Dawiishta Puntland oo Shaaciyay in 39kii bilood ay jirtay Xukuumadani Ay ka Maqantay 28 bilood oo mushaar ah 30 bilood oo Adeega iyo Weliba Guud Ahaan Lacagtii Daryeelka Caafimaadka Ciidamadda ku sugan Taliska Guud Ee Gobolka Nugaal ,aagga Sool iyo aagga Cayn iyo Weliba bilo ka Maqan Qaybta Mudug .

hhhh jjjj

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com