Al-Raxma Foundation oo Deeq Raashin ah u Qaybisay Barakacayaal Degmada Balanballe

Al-Raxma Foundation oo Deeq Raashin ah u Qaybisay Barakacayaal Degmada Balanballe

Al-Raxma Foundation iyo dhalinyarada South Africa ayaa deeq raashin ah u qaybshay 300 oo qoys oo ah barakacayaal abaarta deegaanka Balanballe ee Gobalka Galgaduud.

Ayaanle Cabdullaahi Jaamac ayaa warbixinta inoo haya.

Hoos ka dhegayso

Audio Player

 

 

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com