Al-shabaab oo weerar ku qaaday saldhiga ciidamada mareykanka ee keynka

Al-shabaab oo weerar ku qaaday saldhiga ciidamada mareykanka ee keynka

kooxda Al-shabaab ayaa maanta weerar xoogan ku qaaday Saldhiga Ciidanka Mareykanka iyo Kenya ay ku leeyihiin Gobolka Xeebta ee Lamu.

Afhayeenka Ciidamada Dalka Kenya Paul Njuguna ayaa sheegay in weerarka Al-shabaab ay ka horteegeen, isla markaana ay dileen 4 kamid ah dagaalamayaasha Al-shabaab.

Al-shabaab ayaa kor dhiyay weerarada ay ka gaysanayaan gudaha dalka Kenya.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.com

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com