Ciidamada dowladda ayaa la sheegay inay qaadeen howlgalkan kadhanka ah Al-shabaab oo maamula deegaano hoosyimaada gobolka Hiiraan,iyado dagaalkaas warar dheraad ah ay kaso baxayaan.
Taliyaha qaybta 27 aad ee gobolka Hiiraan Jenaraal Maxamed Axmed Taredisho ayaa warbaahinta u faahfaahiyay khasaarihii ka dhashay dagaalka , waxaan uu sheegay in ciidamada dowladda ay Al-shabaab ka furteen hub iyo saanad milatari.
COMMENTS