Alshabaab oo Xalay Weraray Degmadda Afgooye

Alshabaab oo Xalay Weraray Degmadda Afgooye

Kooxda Al shabaab ayaa xalay weraar ku qaaday degmadda Afgooye ee Gobalka Shabeelaha Hoose ,kaas oo la sheegay in uu ahaa weraar ku bilowday madaafic ay ku tuuren qaar kamid ah xaafadaha degmada ,taas oo lagu qal qal galinayeey shacabka.

Alshabaab ayaa dagaal ku dhexmaray Gudaha magaaladda mana jirto ilaa hadda fah faahin ku aadan khasaaraha dhabta ah ee kadhashay weraarkas ay xalay qadeen kooxda Alshabaab.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com