Warar ka imaanayo shacab badan oo ku nool deegaano hoos yimaada maamulka Somaliland ayaa xaqiijinaya in dagaalyahano ka tirsan ururka Al Shababaan oo deegaanka Af urur ku soo laayay ciidamo ka tirsan maamulka Puntland inay si toos ah u galeen dhul ay taliso Somaliland .
Dadka ku nool degmada Ceerigaabo gaar ahaan deegaanka Hadaftimo ayaa sheegay inay indhahooda ku arkeen Al Shabaab badan oo dhanka buuraha Gal galo iyo Af Urur ka soo guuray soona gaaray deegaanada maamulka Somaliland .
https://youtu.be/E9dkdBj5Ans
COMMENTS
daljireey halkaa iska hupiya hadaaftimo ana joga ciid al shapapan manan ara warka age ka kenten
waxa iri al shabbtaas
waa
Waa muwaadiniin reer somaliland ah waan soo dhoweynaynaa
guuura alle idinma nabad keyo gaalo jab halak alle idinku rid
guura galayahy waa nawarerisen
guura galayahy waa nawarerisen
meshaaa Dhibta Halaga Wada wadaaga mar hadayba puntland wax bdn bay dhib ka gaysteen
taasi waa mid aan muran badan u baahnayn inay ka soo ka yimaadan deegaanada somaliland ciidama ka tirsan al shabab somaliland waxaan leeyahay al shabab waa in meel la iska wada taagaa sidii awoodooda loo wiiqi lahaaa
guura oo hanabad tagina alle naguma kiinso cesho
waqti badan ayey dhib ku ha yeen shacabka puntland handay u wareegeen maamulka somaliland armay wacantahay in dhibka lawadaago .si loo dhadhabyo in ay ahy in meel looga soo wada yeesto.