Kulan ay laamaha amniga ku yeesheen magaalada Boosaaso ayaa loo ga hadlay amniga magaalada iyo sidii looga hor tagi lahaa dibadbaxyo ay abaabulayaan dad taageero umuujinaya dowladda mudo-xileedkedu dhamaada ee Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.
wariyaha Daljir ee Boosaaso Maxamed Qaal ayaa warbixintan kadiyaariyay.
https://soundcloud.com/user-995878235/warbixinta-laamaha-amniga-e-gobolka-bari
COMMENTS