Magaalada Bosaaso waxaa maanta lagu qabtay kulan loga hadlay amnidarada ka jirta magaalada iyo dilalka qorshaysan ee loo gaysanay dadka haldoorka u ah bulshada.
Kulankan ayaa waxa uu ka dhacay xarunta gobolka, waxaa isgu yimid maamulka gobolka bari, kan degmada Bosaaso iyo saraakiisha laamaha amniga ee gobolka.
wariye Xasan Heykal ayaa warbixinta ka diyaariyay.
COMMENTS
BOSASO WAXAY HOY U NOQOTAY ISIS,ALSHABAB.KUWAASOO GACAN KA HELAYA MAAMULKA GAAS & SIRDOONO CAALIMA SIDA:-CIA,MI6 & MOSSAD.GO FUCK YOUR SELF.
ISIS=ISRAELI SECRT INTELLIGENCE SERVICE=JEWISH PROJECT.
ELLIOTE SHIMON GROUPS=AL-ISRRAELIYAH.(believe me,i aamin aniga.).