Maamulka gobolka Nugaal , saraakiisha ciidamada amniga , iyo gudiyada xaafadaha magaalada Garoowe ayaa ka shiray sidii looga wada shaqayn lahaa amaanka caasimada , maadaama ay ku soo wajahan yihiin doorashooyin .
Magaalada Garoowe ayaa waxaa ku sugan qaar kamid ah Musharaxiinta u taagan doorashada madaxweynaha iyo gudigii doorashada ee heer fadaraal.
Dhegayso.
COMMENTS