AMISOM oo sheegtay inay xoojinaysa howlgalada ka dhanka ah Alshabaab

AMISOM oo sheegtay inay xoojinaysa howlgalada ka dhanka ah Alshabaab

Talisyada Howlgalka Midowga Afrika ee (AMISOM) iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (SNA) ayaa sheegay in ay ka go’an tahay kor u qaadista isku dubaridka howlgallada milatari ee wadajirka ah si looga hortago qatarta ka imaaneysa argagixisada Al-Shabaab.

Wakiilka Midoowga Afrika ee Soomaaliya Francisco Madeira Taliyaha ciidamada AMISOM Janaraal Diomede Ndegeya,Taliya Ciidanka Dhulka Xoogga dalka, Cabaas Amiin Cali, iyo saraakiisha labada dhinac ayaa isku raacay muhiimad ahaan in la dhiso unug isku duba rida howlgallada looga horjeedo nabad-diidka.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com