Ammaanka Puntland, ciidamada amniga iyo askariga indhoshareeran ee Bossaso (qaybtii 2aad)

Magaalada Bossaso waa halbowlaha ganacsiga Puntland lana qiyaaso in ay ku noolyihiin dad kor-u-dhaafaya hal milyan oo qof oo ka kala yimid dhammaan gobolada dalka Soomaaliya iyo gobolada Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya. Bossaso muddooyinkii dambe waxaa si isdabajoog ah u soo wajahay amnixumo ballaaran. Waxaa ka dhaca dilal taxane ah. Waxaa ka dhaca iskudayo … Continue reading Ammaanka Puntland, ciidamada amniga iyo askariga indhoshareeran ee Bossaso (qaybtii 2aad)