Saraakiisha laamaha Amniga ee Garowe, Taliska Booliska Puntland, Maamulka Gobolka, Kan degmada ayaa maanta kulan kuyeeshay xarunta Wasaarada Amniga ee Puntland, kulanka waxaa laga soo saaray go’aano adag oo wax looga qabanayo Amnidarada magaalada.

COMMENTS