Warbixintaan waxa aan ku falaanqaynayaa ammaanka Puntland, siiba ammaanka magaalooyinka Bossaso iyo Gaalkacyo. Waxa aan il gaar ah ku eegi doonnaa su’aalona ka keeni doonnaa masuuliyadda ammaan-xumo ee Bossaso.
Warbixinta Radio Daljir waxa ay tilmaami doontaa fajicisada maanta ee Puntland iyada oo xaalka Bossaso iyo Gaalkacyo ee maanta uu sidaas yahay in haddana taliyayaashii ciidamada ammaanka ee lagu ogaa ammaanka Puntland ay wada yihiin musharrixiin, murashaxiin xildhibaan iyo musharraxiin madaxweyne Puntland.
Waxaa musharrixiin madaxweyne kala ah Taliyihii Ciidamada Daraawiishta Puntland, Janaraal Siciid Dheere, iyo Taliyihii Ciidamada Amniga Puntland ee PSF-ta Taliye Asad Cisman Cabdullaahi. Waxaa musharrixiin xildhibaan Puntland kala ah Taliyihii Qaybta Gobolka Bari Cabdixakiin Yusuf, iyo waliba Taliyihii Ilaalada Canshuuraha Gobolka Bari Maxamed Baarri.
Hoos kaga bogo oo fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaaga.
COMMENTS
The blog marketing is thus understood as the best promotional medium.
Why should you pick one web company inside the many other web promotion companies?
Do not jump on the original opportunity that comes
along. https://Solusipelunasutang.com/forum/index.php?action=profile;u=139859
Waa dadka u dhashay degmada boosaso waa ku xumayn meeleeyan ahayn bal anigu wada ayaan leeyahay brothers ka howshan ku jira mahadsanid