Guddiga dhaqaalaha Baarlamanaka Puntland oo maanta baarlamaanka horgeeyey warbixin ku saabsan miisaaniyada dalka ayaa sheegay in ay jirto hoos-u-dhac weyn oo miisaaniyadeed, kana ballaaran kii sannadkii hore la ansixiyey.
Warbixinta ansixinta miisaaniyada Dawladda Puntland ee sannadka 2017-2018 waxaa inoo haya Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe.
Hoos ka dhegayso.
COMMENTS