Xildhibaanada Aqalka sare ee Soomaaliya oo maalmahanba ku howlanaa xal ka gaarista khilaafka udhexeeya dowladda Fadaraalka Somaaliya iyo maamul goboleedyada, ayaa soo saaray go,aano ay sheegeen in ay xal u yihiin khilaafkii soo jiitamayay mudada dheer.
Go,aanada ka soo baxay Aqalka sre waxaa Warbaahinta u akhriyay Sen. C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole.
COMMENTS