Aqalka wakiilada ee Mareykanka ayaa ansixiyay sadex qaraar oo lagu xanibayo qorshaha madaxwayne Trump uu ku iibinayo gantaalada iyo hubka uu doonayo inuu ka iibiyo Sacuudi Carabiya iyo Imaaraatka Carabta.
Go’aankan ayaa ah mid dhaawacaya xiriirka siyaasadeed ee Trump iyo Sacuudi Carabiya, waxaana Congresska uu siwayn u cambaareeyey tacadiyada xuquuqda Aadanaha ee Sacuuiga uu ka gaysto dalka Yemen.
Congresska Mareykanka ayaa awood u leh inay dib u eegaan heshiiska waawayn ee dowladda Mareykanka ee hubka lagu iibiyo.
COMMENTS