Aqoonyahan Muuse Cali Jaamac: “ Waa sharci darro inay Barlamaanka sii shaqeyan ila 31 Dec” (Daawo)

Aqoonyahan Muuse Cali Jaamac: “ Waa sharci darro inay Barlamaanka sii shaqeyan ila 31 Dec” (Daawo)

Xilli aan weli la kala dirin Gollaha wakiiladda Puntland ayna sheegeen inay sii shaqeynayaan ilaa 31 bisha Decembar ee sanadkan ayaa waaxa Arrintaa sharci darro ku tilmaamay Aqoonyahay Muuse Cali jaamac oo ka mid ah sharci yaqaanada Puntlnd,kana Mid ahna Xubnaha Cusub ee Barlamaanka soo socda.

Aqoonyahnku Wuxuuna ku tilmaamay sharcigii oo la Afduubay, inay ay sii joogana xubnaha baarlamanka ee hada dhacaya, ilaa 31 bisha 12 ee bishan wuxuuna sheegay inay tahay sharci inuu Madaxweynuhu soo saaro waraaaq kala diris ah waa sida uu hadalka u dhigaye.

Muuse ayaa ka digay in sharciga iyo kala dabeynta la burburiyo wuxuuna ku baaqay inay la ilaasho sharcigga umadad Puntland wadda dhigteen ee lagu heshiiyey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com