“Anigu waxaan leeyahay labada qolaba dib u fariista, joojiya waxaad wadaan, Qolada PSF waxaan leeyahay ha u muuqanina Jabhad, cimaamadaana idinka dhacday oo la idinkuma aqoon afduub, Xukuumadda Madaxweyne Deni waxaan leenahay awel baa khaladaad Amni laguu hayey ee wax haku darin,” Aqoonyahan Shoortaaye.
COMMENTS