Aqoonyahan Cabdisalaan Dhooloyare ayaa waxaa uu ka hadlay damaca dowladaha Kenya iyo Itoobiya ee ay ku doonayaan inay ku qaataan dhulka Soomaaliyeed, iyagoo horay u xoogay dhul iyo dad Soomaaliyeed.
Aqoonyahanka ayaa ka sheekeeyey taariikhdii xoriyadda Soomaaliya iyo colaadda dalalkan ay ku hayaan Soomaaliya.
Hoos kadhegayso.
COMMENTS