Aqoonyahanada Puntland oo ka hadlay Khilaafka Mursal iyo Farmaajo (Daawo)

Aqoonyahanada Puntland oo ka hadlay Khilaafka Mursal iyo Farmaajo (Daawo)

Mid kamid ah Aqoonyahanadda Puntland kuna sugan Garoowe ayaa ka hadlay Xaladda siyaasadeed ee uu dalka wajahayo iyo khilaafka Guddoomiyaha Barlamaanka iyo Madaxweynaha Jamhuuradda somaaliya Mudane Farmaajo.

Wuxuu sheegay in dalka dhibaatooyin kala duwan uu soo maray isla markaana aysan wakhtigan suura gal ahayn shacabkana aysan ku faraxsanayn mooshin iyo wax lamid ah.

Aqoonyahan Siciid Sheekh Ayaa Wuxuu u waramay Wariye Axmed sheekh maxamed (Tallman)

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com