Aragtida dadweynaha Bosaaso iyo Qardho ,iyo doorashadii maanta (dhegayso)

Aragtida dadweynaha Bosaaso iyo Qardho ,iyo doorashadii maanta (dhegayso)

Dadweynaha ku dhaqan magaalooyinka Bosaaso iyo Qardho oo la soo xiriiray radio Daljir ayaa ka hadlay dareenkooda ku aadan doorashii maanta ee madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid Deni  iyo kuxigeenkisa  Axmed karaash.

Shacabka aya soo dhaweeyay isbadalka ka dhacay Puntland ,waxayna ku baaqeen in madaxweynaha cusub uu oo fiyo balan qaadyadiisii uu sheegay xiligii uu musharax ahaa.

Dhegayso shacabka Qardho iyo dareenkooda  .

Audio Player

Dhegayso Shacabka ku dhaqan magaalada Bosaaso iyo dareenkooda .

Audio Player

Daljir kala soco markasta aragtida dadweynaha oo fikirkaaga noo reeb.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com