Shacabka ku dhaqan gobolada Soomaaliya oo ka qayb qaadanayay saaka Barnaamijka Muuqaalka Bulshada ee radio Daljir ,ayaa aragtiyo kala duwan ka dhiibtay baaqii ka soo baxay Madaxweynaha Soomalaiya ee ku saabsanaa Wadahadalada Madaxda mamaul goboleedyada dalka iyo dowladda Soomalaiya .
Halkan ka dhegayso.
COMMENTS