Dowladda Soomaaliya ayaa maanta xayiraadii dhanka duulimaadyada ka qaaday maamulka Jubaland kadib mudo labo todobaad gudahood oo ay saarneed xayiraadaasi.
hadaba shacabka ku dhaqan deegaanada Puntland oo ka qayb galayay barnaamijka Muuqaalka ayaa soo dhaweeyay xayiraadaasi laga qaaday duulimaadyada Kismaayo.
wariye Saynab Cadidinuur Maxamed ayaa warbixintan ka diyaarisay.
Dhegayso.
COMMENTS
MAXAA faraha u geliyey in uu dhextaagnaado CIDKASTA oo isdooranaysa away sharcigii lagu dhaariyey FARMAAJO yaanan loo dhaqmin si hadcaped nimo ah,MARABNO dhaqankii general BARRE
IYO WAX shabahaba toona, AXMED waan ognahay 100% he is a president
Of jubbaland ahaa YAHAY AHAANa
Doona ilaa iyo waqti