![](https://daljir.com/images/bullet3.gif)
Galkacyo, June 27 – Shir ay maanta ku yeesheen hutel Saylaan ee magaalada Galkacyo ayaa ganacsatada, Issimada & indheergaradku ka soo saareen go’aamo & baaq ku kala wajahan maamulka Puntland, mulkiilayaasha lacagta, ganacsatada iyo shacabta Puntland, gaar ahaan Galakcyo.
Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.
FAALLOOYIN & FALCELIN