“Inta badan dadka magaalooyinku wax ay fahmeen dhibaatada Gudniinku leeyahay oo waa ku sii yaraaday dhaqankaasi, waxaana sababtay wacyigalinta badan, laakiin se, dhaqankaasi waxa uu ku sii hadhsan yahay oo u baahan wacyigalin joogto ah waa qaar Tuulooyinka Miyiga iyo xeryaha ay ku noolyihiin dadka barakacayaashu.”
Fikirkaaga ka dhiibo doorka weyn ee bulsheed ee haweenka
COMMENTS