Ku soo dhawaada Barnaamijka ARDAA oo ah taxane todobaadle ah oo uu idin soo gudbiyo Radio Daljir.
Todobaadkan ARDAA taxanaha 52 waxaan ku soo qaadanaynaa Dowladnimadii Somaaliya& Dowlad Wanaaga.
Wariye Cabdifataax Cumar Geddi ayaa Barnaamijka soo jeedinaya.
COMMENTS