Arday Dhamaysay Dugsiga Hoose oo Shaahadooyin la gudoonsiyeey Cabudwaaq (dhegayso)

Arday Dhamaysay Dugsiga Hoose oo Shaahadooyin la gudoonsiyeey Cabudwaaq (dhegayso)

Xaflad Shahaadooyin lagu gudoonsiinayay Ardey dhamaysatay waxbarashada Dugsiga Hoose dhexe ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud,iyado ay xafladaas kaso qayb galeen waalidin iyo Maamulka dugsiga Munasabadas lagu qabtay.

Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa Warbixintan Cabudwaaq kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com