Mas’uuliyiin katirsan dowladda dhexe ee Puntland iyo maamulka gobolka Karkaar ayaa duleedka Qardho kaga qaybgalay dalxiis loo kexeeyey 86 arday oo quraanka kariimka ah ka dhammeeyey dugsiga Imaamu Dahabi Qardho.
DHEGEYSO
COMMENTS