Arday Munaasabad loogu qabtay Burtinle

Arday Munaasabad loogu qabtay Burtinle

Madara Nuurul Yaqiin ee Degmada Burtinle ayaa lagu qabtay Munaasabad isugu jidhay maamuusida 15 ardey oo dhamaysay quraanka kariimka iyo soo dhaweynta Bisha Mawliid oo ah bisha uu dhashay Nabigeena Muxamed NNKH

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com