Askar Imaaraadka u Dhalatay oo lagu dilay Duqayn ka dhacda Dalka Suudaan

Askar Imaaraadka u Dhalatay oo lagu dilay Duqayn ka dhacda Dalka Suudaan

Wasaaradda difaaca Imaaraadka Carabta ayaa shaacisay dhimashada 4 askari iyo dhaawaca 9 kale oo ka tirsan militariga Imaaraadka , kuwaasoo aan la sheegin halka ay ka dhacday dhimashadooda iyo dhaawaca, balse hadda waxaa soo baxaya wararka la xiriira in askartan ay ku dhinteen weerar duqeyn ah oo ka dhacay gudaha Suudaan, kaddib markii la sheegay militariga Suudaan inay duqeyn ka geysteen garoon diyaaradeed oo ku yaalla magaalada Nyala ee koonfurta gobolka Darfur ee dalka Suudaan, xilli ay garoonka ku sugnayd diyaarad xamuul ah oo sahay u siday ciidanka RSF oo lagu eedeyo dawladda Imaaraadka inay taageerto.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com