Asma Shiikh Axmed: “Dulmiga Dahsoon” iyo sidii rag caddaan ahi ay dalka gudihiisa iiga afduubteen si xubnaha jirka la iigala baxo (dhegayso)

Soomaaliya sannadahaan waxaa ku soo batay afduubka loo gaysto da’yarta, ayna afduubanayaan ajnabi ayadoo da’yarta lagala baxayo xubnaha jirkooda, sida kalyaha, wadnaha iyo xubno kale oo muhiim u ah nolosha qofka, amaba qofkiiba la qaadanayo, oo la waayayo, lagana dhigayo sidii qof tahriibay oo kale. Xataa inta waalidka la waco loo sheegayo in “hebel/heblaayo tahriib … Continue reading Asma Shiikh Axmed: “Dulmiga Dahsoon” iyo sidii rag caddaan ahi ay dalka gudihiisa iiga afduubteen si xubnaha jirka la iigala baxo (dhegayso)