AUN Abwaan jaamac kadiye oo ku geeriyooday Laascaanood, kadib duqeyn ay hoygiisa la beegteen Somaliland.

AUN Abwaan jaamac kadiye oo ku geeriyooday Laascaanood, kadib duqeyn ay hoygiisa la beegteen Somaliland.

Alle ha u naxariistee waxaa magaalada Laascaanood ku geeriyoodey abwaankii weynaa Jaamac Kediye Cilmi, duqayn maamulka Somaliland ka sameeyeen magaalada ayaa lagu diley abwaan Kediye oo ahaa abwaan caan ka ah geyiga Soomaaliyeed oodhan.

Abwaan Jaamac Kediye ayaa ahaa abwaan run sheeg ah oo aan marna ka gaban sheegista xaqa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com