Garowe, Aug 29 – Qabyo qoraalka dastuurka cusub ee SOmaliya ayaa maanta loo soo bandhigay shacabka magaalada Garowe. Axmed A. C/raxmaan oo ka mid ah xubnihii ka hadlay munaasabada lagu soo bandhigay dastuurka cusub ee Somaliya ayaa akhriyey qodobo ka mid ah dastuurka.
Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.
COMMENTS