Axmed Cigaal Cawaale oo loo dhaariyay xildhibaan baarlamaan oo Puntland ah.

Garoowe, 17, Dec- Waxaa maanta oo isniin ah xubin? xildhibaanimo loo dhaariyay Axmed Cigaal Cawaale oo mar soo noqday wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dh/Sh/Sh/S iyo Ciyaaraha Puntland.

Xildhibaan Cawaale? ayaa buuxin doona booskii uu beeneeyay xildhibaan? C/ Weli Muuse Shirre (Dhamuuke) oo dhawaan warqad is-casilaada horgeeyay baarlamaanka Puntland.

Xildhibaankan cusub ayaa lagu dhaariyay xarunta barlamaanka Punland ee Garowe halkaasi oo uu weli? ka socdo kal-fadhigii 29aad ee golaha wakiilada Puntland.
?
Markii xildhibaanku uu maray dhaarta? ayuu saxaafada kula hadlay xarunta barlamaanka. Waxaana uu kawarbixiyay arargtidiisa ku biiritaan ee baarlamaanka Puntland.

Diiwaanka Wararka daljir

(S)

?

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com