Madaxweynaha maamulka Jubalanad Axmed Madoobe ayaa waxa uu ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, khilaafka dowladda iyo maamulkiisa, shirlii Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay iyo hanaanka dayn cafinta Soomaaliya.
Madaxweyne Axmed Madoobe waxa uu sidookale uu sheegay in hanaanka dayn cafintu uusan dhaqan galidoonin inta Madaxda Villa Soomaaliya joogta ay ku tumanayaan shirciga dalka.
Dhegayso.
COMMENTS