AXMED MADOOBE “MADAXWEYNAHA WAQTIGIISU DHAMAADAY, SIDEE AYUU SOOMAALIYA UXUKUMI KARAA HADII UU HAL DEGMO SHEEGTO” (daawo)

AXMED MADOOBE “MADAXWEYNAHA WAQTIGIISU DHAMAADAY, SIDEE AYUU SOOMAALIYA UXUKUMI KARAA HADII UU HAL DEGMO SHEEGTO” (daawo)

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo goordhow shir jaraa’id ku qabtay Dhuusamareeb ayaa ka hadlay natiijo la’aanta uu ku dhamaaday shirkii maalmahan socday, waxaana mas’uuliyadda burburka ku yimid wada hadaladaas uu dusha uga tuuray Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com