Axmed Madoobe oo Caawa Furay Shirkii Madaxda Maamul Gobeleedyada (Sawiro)

Axmed Madoobe oo Caawa Furay Shirkii Madaxda Maamul Gobeleedyada (Sawiro)

Caawa Waxaa magaladda kismaayo ee xarunta Maamulka jubbaland ka furmay shirkii Madaxda Maamul gobaleedyadda kaas oo madaxda jubbaland bilihii ugu dambeyeey wadeen qaban qaabadiisa .

Shirkan oo Caawa ka furmay Guriga martida ee Kismaayo ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Puntland Cabdweili gaas Madaxweynaha Galmudug Axmed ducaale Xaaf Madaxweynaha Koonfur Galbeed sharif Xasan Madaxweynaha Hiirshabeele Maxamed Cabdi waare iyo Madaxweynaha marti galiyeey shirkan Axmed Madoobe.

Shirkan ayaa diirada lagu saaraya khilaafka wadamadda Khaliijka iyo Arimaha dowladda federaalka iyo wadashaqaynta dowladda dhexe iyo maamuladda dalka,waxaana shirkan laga soo saari doona dhamadkiisa warmurtiyeed.

Hoos kadaawo sawiradda shirka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com