Axmed Madoobe oo Faraweyne u magacaabay guddoomiyaha degmada Kismaayo

Axmed Madoobe oo Faraweyne u magacaabay guddoomiyaha degmada Kismaayo

Axmed Madoobe oo Cumar Farawayne u magacaabay Guddoomiyaha degmada Kismaayo, Faraweyne ayaa horay usoo noqday Guddoomiyihii Gobolka Nugaal & Taliyihii ciidamada keydka Puntland.

Akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com