Axmed Madoobe oo la Hadlaya Baarlamaanka DFS: “Shaqada aad Leedihiin inta Garan Weydaan Annaga Faraha ha nagu soo Taagtaagina”

Axmed Madoobe oo la Hadlaya Baarlamaanka DFS: “Shaqada aad Leedihiin inta Garan Weydaan Annaga Faraha ha nagu soo Taagtaagina”

Khudbaddii Madaxweyne Axmed Madoobe ee furitaanka kalfadhigii labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (DFS).

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa xaarxaaro iyo waano isugu daray xubnaha baarlamaanka federaalka, xasuusiyeyna waajibaadka looga fadhiyo iyo in dalku maanta yahay federaal, laakiin ayaga laga sugayo in ay qeexaan wixii dhimman.

Waa tan khudbaddii Madaxweyne Axmed Madoobe.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com