Axmed Madoobe,”Farmaajo iyo Khayre Waa Inay Ilaaliyaan Xiriirka Maamul Goboleedyada” (daawo)

Axmed Madoobe,”Farmaajo iyo Khayre Waa Inay Ilaaliyaan Xiriirka Maamul Goboleedyada” (daawo)

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa uga digay madaxda dowladda iney xumeeyaan xariirka ay la leeyihiin hogaamiyaasha maamul goboleedyadda.

“Dowladda waxaan ugu baaqayaa oo aan usheegayaa ineysan xumeyn xariirka ay la leedahay maamuladda oo ay iska ilaaliso wax walba oo dhibaato ukeeni kara xariirkodoa”ayuu yiri Axmed Madoobe oo KISMAAYO ka hadlayay.

DAAWO

https://www.youtube.com/watch?v=jg_TfMupye8

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com