Ayax ku habsaday Tuulooyin hoosyimada degmadda Jariiban (dhegayso)

Ayax ku habsaday Tuulooyin hoosyimada degmadda Jariiban (dhegayso)

Degaano ka tirsan gobalka Mudug siiba tulooyin hoosyimaada degmadda Jariiban ayaa lagu arkay Ayax guuraya,kaas oo laga cabsi qabo inuu ku habsado beeraha deganadaas.

Wariye Cabdikhayr Maxamed Jaamac aya Warbixintan Jariiban ka soo diray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com