Deegaanka Buur-macage oo 69 kmtr ujirta degmada isku shuban ee gobolka Bari ayaa waxaa ku habsaday Ayax farabadn oo xaalufiyay beerihii ku yaalay deegaanka.
hadaba Cabdicasiis Maxamed Jaamac oo kamid ah odayaasha deegaankaasi ayaa Radio Daljir uga waramay dhibaatada ay kala kulmeen Ayaxan, baaqna udiray wasaarada deegaanka iyo Beeraha Puntland.
wariye Faadumo Deggan Daahir ayuu uwaramay.
COMMENTS