Baahin: Arbaca, May 04, Weriye Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. M/weyne Shariif oo sheegay in ay guulo ka gaareen dagaaladii ugu dambeeyey ee dhex maray dawlada & Al-shabaab … Xukuumada Somaliya oo iclaamisay bandow, uguna baaqay Puntland & Somaliland in ay ka digtoonaadaan weeraro uga yimaada Al-shabaab … Guddiga nabadgelyada ee gobolka Mudug oo soo saaray amarro ku socda ganacsatada … Maamulka degmada Luuq ee gobolka Gedo oo beeniyey qarax ka dhacay magaalada & khasaare soo gaaray saraakiisha ciidanka …

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com