Baahin: Axad, 22- Dec, 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdifataax Cumar Geeddi ~ Daljir ~ Garoowe

Ciidanka Madaxtooyada Puntland oo rasaaseeyey gaari uu saaraa Musharax Cabdidaahir Maxamed Yuusuf (yeey), ?Taliyaha ciidanka Madaxtooyada oo sheegay in aysan ku talagal ahayn rasaasta lagu ridey gaariga Musharaxa, Murashaxiinta mucaaradka ah oo ka cabsi qaba carqalad ku timaada doorashada, dib-u-dhaca keeni karta, Musharrax Gaagaab oo isna maanta Garowe yimid, kana hadlay sida uu u arko muranka siyaasadeed ee xagga doorashada, Madaxweynaha dawladda federaalka Xassan Sh Maxamuud oo maanta daah-furay socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliya, kadib markii isbadel naqshadeed lagu sameeyey baasaboorada

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com