Baahin: Axad, 29- SEP 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdifataax Cumar Geeddi ~ Daljir ~ Galkacyo

Madaxweynaha Puntland oo soo gaba gabeeyey socdaal uu kujoogay dalka Yemen, Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud oo maanta dalka dib ugu soo laabtay kana warbixiyey safaro uu ku tegey wadamo dhawr ah, Taliska ciidanka Daraawiishta Puntland ee buuraha Galgala oo sheegay inay dileen rag Al-shabaab ah, & xiisado colaadeed oo ka taagan deegaanka Towfiiq ee gobolka Mudug.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com