Baahin: Isniin, 21 Oct 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Macamed C Cali (Kooshin) ~ Muqdisho

Dawlada Federalka & maamulka Jubba oo heshiis kale gaarey, Nicklos Key oo la kulmay Isimadda Puntland, roob doon lagu qabtay Garoowe halka beeraleyda Nugaal ka cabanayaan waxyeelo roob, Taleex oo laga wado mashaariic horumarineed, Taliyaha Bilayska Soomaaliya oo Baydhabo booqday.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com