Baahin: Khamiis 5- SEP -2013, Caawa Iyo Daljir, Weriye Khadar Cawl Ismaaciil ~ Daljir ~ Buhodle

Golaha Wasiiradda Df oo ansixiyey xeerka Isgaadsiinta dalka Soomaaliya, Dawlada Kenya oo xiriirka u jartay Maxkamada dabiyada dagaalka calaamka ee ICC da, Olole lagu doonayo in culayska laga qaado Xawaaladaha oo ka socda dalka Maraykanka, Xubno u sharaxan kamid noqoshada Baarlamaanka cusub ee Puntland oo olole siyaasadeed kawada magaalada Galkacyo, In ka badan 150 Arday oo maanta ka qalinjebiyey Jaamacada Bariga Afrika qaybteeda magaalada Garoowe & Xildhibaano DF ah oo socdaal ku jooga gobolka Gedo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com