TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Baahin: Khamiis, Apr 28, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Galkacyo: Hoggaamiye dhaqameedyo dhalleeceeyay dhacadadii shalay, isla markaana ku baaqay adkaynta amniga … Buuhoodle: Issimada & maamulka gobolka Cayn oo ugu baaqay ardaayada ku dagaalamay Galkacyo in ay colaadda joojiyaan … Qardho: Madaxweynaha Puntland & wafti uu hogaaminayo oo si weyn loogu soo dhaweeyey Qardho; Yoonis Cali Faarax, ku xigeenka Gudd. gobolka Karkaar ayaan waraysanay … Garbahaarey: Ciidanka dawladda Federalka oo qabsaday magaalada Garbahaarey, Gedo; Col. Farey, taliyaha ciidanka dawlada ayaan waraysanay … Garowe: Wasaarada qorshaynta ee Puntland oo daah-furtay daraasad sahan ah oo lagu baarayo nolosha aasaasiga ah ee bulshada; Agaasimaha wasaarada ayaa tafaasiil ka bixiyey ujeedada daraasadda …
Abriil 28, 2011 12:00 b
0
Daljir.com
Newer Post
Wasaaradda qorsheynta ee Puntland oo bilawday daraasad sahan ah oo lagu baarayo nolosha aasaasiga ah ee bulshada.
Older Post
Gaalkacyo: Hoggaamiye dhaqameedyo dhalleeceeyay dhacadadii shalay, isla markaana ku baaqay adkaynta amniga.
COMMENTS
WORDPRESS:
0
FACEBOOK:
0
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com
COMMENTS