Baahin: Sabti, 28 SEP 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdirisaaq C Cabdi Silver ~ Daljir ~ Galkacyo

Puntland oo sheegtay inuu sugan yahay amaanka deegaanadeedda, Kulan looga hadlayey dhismaha garoonka diyaaradaha oo lagu qabtay Boosaaso, Bilayska Dekedda Boosaaso oo qabtay 25 qof oo ajaanib sharci daro ku kaluumaysanayey, Ra’isal Wasaare Saacid oo kulamo la qaatay masuuliyiinta sar sare ee dalka Turkiga, Golaha Wasiiradda DF oo kulan gaar ah ka yeeshay amaanka Muqdisho & Jowhar.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com